{"id":446412,"date":"2021-05-17T08:01:16","date_gmt":"2021-05-17T08:01:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446412"},"modified":"2021-05-17T08:40:15","modified_gmt":"2021-05-17T08:40:15","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeey-geerida-wariye-axmed-xuseen-caddow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-ka-tacsiyeey-geerida-wariye-axmed-xuseen-caddow\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida wariye Axmed Xuseen Caddow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey mid ka mid ah isbitaalada magaalada muqdisho ayadoo oo ay xaaladiisa caafimaad kasii dareysay.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow waxa uu ka howl galayey Warbaahinta dalsan ee Magaalada Muqdisho , marxuumka ayaa sidoo kale horay uga soo shaqeeyay warbaahino kale\u00a0 duwan oo dalka ka howlgalo.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Wasiirka Warfaafinta ayaa Tacsi u diray Ehelka marxuumka iyo dhamaan bahda Saaxafada isaga oo marxuumka alle uga baryey in uu naxariistii janno ka waraabiyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow. Marxuumka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayey mid ka mid ah isbitaalada magaalada muqdisho ayadoo oo ay xaaladiisa caafimaad kasii dareysay. Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xuseen Caddow waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":446415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446412","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446412","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446412"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446412\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446416,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446412\/revisions\/446416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446412"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446412"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446412"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}