{"id":446289,"date":"2021-05-15T22:09:01","date_gmt":"2021-05-15T22:09:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446289"},"modified":"2021-05-15T22:09:36","modified_gmt":"2021-05-15T22:09:36","slug":"raiisul-wasaaraha-dalka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-taliye-ku-xigeenkii-qeybta-guud-ee-booliska-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-dalka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-taliye-ku-xigeenkii-qeybta-guud-ee-booliska-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray qoyskiisii &amp; bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ka baxay taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col: Axmed Cabdi (Waaweyne).<\/p>\n<p>&#8220;Allaha u naxariisto Col: Axmed Cabdi (Waaweyne), taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxii argagixisadu la beegsadeen saldhigga degmada Waaberi. Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisii &amp; bahda Booliska Soomaaliyeed&#8221; ayuu yidhi Ra&#8217;iisul wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray qoyskiisii &amp; bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ka baxay taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col: Axmed Cabdi (Waaweyne). &#8220;Allaha u naxariisto Col: Axmed Cabdi (Waaweyne), taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":446290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446289","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446292,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446289\/revisions\/446292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}