{"id":446284,"date":"2021-05-15T17:57:21","date_gmt":"2021-05-15T17:57:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446284"},"modified":"2021-05-15T18:05:41","modified_gmt":"2021-05-15T18:05:41","slug":"wasiirka-wasaaradda-arimaha-gudaha-dfs-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-taliye-xigeenkii-qeybta-guud-ee-booliiska-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-arimaha-gudaha-dfs-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-taliye-xigeenkii-qeybta-guud-ee-booliiska-g-banaadir\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliye xigeenkii qeybta guud ee Booliiska G. Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray, qoyska, caruurta, ehallada, Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Taliye Xigeenkii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaanshaanle Sare Axmed Cabdi Wehliye.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Wasiir Mukhtaar ayaa Alla uga baryay in Marxuum Axmed uu Jannadii Fardowso\u00a0 ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu Alle ka siiyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumka.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariiste taliye Ku Xigeenkii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Col Axmad Waawayne ayaa ugu geeriyooday Isbitaalka Digfeer dhaawac ka soo gaaray Weerar Argagixisanimo oo 09.05.2021 lagu qaaday Saldhiga Waabari.<\/p>\n<p>Weerarkaasi oo ahaa Ismiidaamin waxaa horay ugu dhintay 2 Sarkaal, iyadoo Sarkaalkana uu noqonayo kii 3aad ee ugu darajadda sareeyay.<br \/>\nAfhayeenka Booliska Sadiiq Doodishe ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geeridda Sarkaalkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray, qoyska, caruurta, ehallada, Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Taliye Xigeenkii Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaanshaanle Sare Axmed Cabdi Wehliye. Ugu dambayn, Wasiir Mukhtaar ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":446285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446284","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446284"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446288,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446284\/revisions\/446288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}