{"id":446222,"date":"2021-05-15T08:14:43","date_gmt":"2021-05-15T08:14:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446222"},"modified":"2021-05-15T08:19:28","modified_gmt":"2021-05-15T08:19:28","slug":"mareykanka-oo-ergay-u-soo-diray-israaiil-iyo-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-ergay-u-soo-diray-israaiil-iyo-falastiin\/","title":{"rendered":"Mareykanka \u00a0oo ergay u soo diray Israa\u2019iil iyo Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Hady Amr oo ah ergay Mareykanku u soo magacaabay arimaha Falastiin iyo Israa\u2019iil ayaa gaaray Magaalada Tel Aviv,si uu u qaboojiyo \u00a0xiisadaha ka taagan Marinka Qasa ee u dhexeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Ergayga iyo saraakiil ka tirsan UN-ka \u00a0ayaa ka qeybqaadan doona wadahadallo lagu dhexdhexaadinaayo Israel iyo Falastiin oo muddo lix cisho ah ku dagaalamaya Marinka Qasa.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkaasi ka socda Mareykanka waxa uu rajo ka muujiyay in labada dhinac la dhexdhigi doono \u00a0heshiis xabbad joojin ah.<\/p>\n<p>Subaxnimadii hore ee maanta, miletariga Israa\u2019iil waxay duqeymo cirka ah ka fuliyeen Qaza ,halka fagaalyahanada Falastiin ay iyaguna gantaallo ku rideen Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Illaa 140 qof oo Falastiin ah ayaa lagu diley Gaza ,sideed kalena waxay ka dhintay Israel tan iyo markii uu dagaalku bilaabmay Isniintii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hady Amr oo ah ergay Mareykanku u soo magacaabay arimaha Falastiin iyo Israa\u2019iil ayaa gaaray Magaalada Tel Aviv,si uu u qaboojiyo \u00a0xiisadaha ka taagan Marinka Qasa ee u dhexeeya labada dhinac. Ergayga iyo saraakiil ka tirsan UN-ka \u00a0ayaa ka qeybqaadan doona wadahadallo lagu dhexdhexaadinaayo Israel iyo Falastiin oo muddo lix cisho ah ku dagaalamaya Marinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446222","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446222"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446222\/revisions\/446228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}