{"id":446156,"date":"2021-05-14T09:18:58","date_gmt":"2021-05-14T09:18:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446156"},"modified":"2021-05-14T11:07:40","modified_gmt":"2021-05-14T11:07:40","slug":"ciidamada-hirshabeelle-oo-howlgallo-ka-wada-duleedka-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-hirshabeelle-oo-howlgallo-ka-wada-duleedka-baladweyne\/","title":{"rendered":"Ciidamada Hirshabeelle oo howlgallo ka wada duleedka Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka Degmada B\/weyne ee ayaa howlgallo ka wada Deeganno qiyaas ahaan \u00a0dhanka galbeed 25-km kaga Beegan Degmadaasi oo la tilmaamay in ay si dhuumaaleysi ah u tagaan kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>.Howlgalkaan oo uu Horkacayo Taliyaha NISA ee Degmada B\/weyne Ibraahim Maxamed Abuukar,waxa ay ka socdaan deegaanada Hara Cadey. Biitale . Jaaburow\u00a0 iyo\u00a0 Ceelka Baar .<\/p>\n<p>Howlgaladaan ayaa qeyb ka ah xasilinta amniga guud ee Gobalka Hiiraan iyo ciribtirka kooxda nabadiidka ee Al-shabaab oo lagu eedeeyay in ay Bulshada ka qaadaan baad isugu jirta Xoolo Nool iyo lacago ay ku shegaan sakawaad.<\/p>\n<p>Taliyaha NISA ayaa warbahinta Qaranka\u00a0 u Xaqiijiyay in Al-shabab isaga Carareen Deeganadi lagu shegay, ayna yihiin kuwo si dhumaleysi ku yimaada,Balse hada ay halkaasi gacanta ku hayaan ciidanka.<\/p>\n<p>Ciidamada NISA iyo kuwo Xooga Dalka Soomaliya maalmihi dambi\u00a0 waxa ay isku ballarinayeen Koofurta iyo Galbeedka B\/weeyne oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka Degmada B\/weyne ee ayaa howlgallo ka wada Deeganno qiyaas ahaan \u00a0dhanka galbeed 25-km kaga Beegan Degmadaasi oo la tilmaamay in ay si dhuumaaleysi ah u tagaan kooxda Al-shabaab. .Howlgalkaan oo uu Horkacayo Taliyaha NISA ee Degmada B\/weyne Ibraahim Maxamed Abuukar,waxa ay ka socdaan deegaanada Hara Cadey. Biitale . Jaaburow\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446156","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446156"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446156\/revisions\/446169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}