{"id":446143,"date":"2021-05-14T07:29:39","date_gmt":"2021-05-14T07:29:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446143"},"modified":"2021-05-14T11:13:23","modified_gmt":"2021-05-14T11:13:23","slug":"amisom-oo-kordhineysa-howlgalkooda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amisom-oo-kordhineysa-howlgalkooda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"AMISOM oo kordhineysa howlgalkooda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada AMISOM) ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa kordhin doona howlgalkooda dhinaca Soomaaliya illaa 31-ka Diseembar ee sanadkaan, sida ay sheegeen ilo-wareedyo rasmi ah.<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika ayaa ku warramay in go&#8217;aanka lagu kordhinayo howlgalkooda lagu qaatay is afgarad guud oo ka yimid Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay .<\/p>\n<p>Go\u2019aanka lagu kordhiyay howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo loo diyaar-garoobayo qabashada doorashooyinka madaxtinimo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada AMISOM) ee Howlgalka Midowga Afrika ayaa kordhin doona howlgalkooda dhinaca Soomaaliya illaa 31-ka Diseembar ee sanadkaan, sida ay sheegeen ilo-wareedyo rasmi ah. Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika ayaa ku warramay in go&#8217;aanka lagu kordhinayo howlgalkooda lagu qaatay is afgarad guud oo ka yimid Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay . Go\u2019aanka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446144,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446143","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446143"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446171,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446143\/revisions\/446171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}