{"id":446140,"date":"2021-05-14T06:45:33","date_gmt":"2021-05-14T06:45:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446140"},"modified":"2021-05-14T08:13:46","modified_gmt":"2021-05-14T08:13:46","slug":"israaiil-oo-maalintii-shanaad-duqeymo-ka-wada-qaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-maalintii-shanaad-duqeymo-ka-wada-qaza\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo maalintii shanaad duqeymo ka wada Qaza"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa maanta oo Jimco ah sii wada duqeymo ay\u00a0 ka geysaneyso marinka Qaza ,iyagoo adeegsaneysa diyaaradaha dagaalka iyo taangiyo la dulkeenay meel u dhow deegaanada Falastiiniyiinta ee go&#8217;doonsan.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 119 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 31 carruur ah, ayaa la dilay ,in ka badan 830-na waa la dhaawacay tan iyo markii ay dagaallada qarxeen Isniintii.<\/p>\n<p>Boqolaal qoys oo reer Falastiin ah ayaa gabbaad ka dhigtay dugsiya ay maamusho Qaramada Midoobay ee waqooyiga Gaza si ay uga badbaadaan madaafiicda Israel.<\/p>\n<p>Dhanka kale, kooxo Israa\u2019iil ah iyo Carab ayaa ku dagaallamaya gudaha Israa\u2019iil, taasoo keentay in madaxda Israaiil ay \u00a0ka digaan dagaal sokeeye.<\/p>\n<p>Wasiirka gaashaandhigga Benny Gantz ayaa amar ku bixiyay in la xoojiyo amniga si loo xakameeyo qalalaasaha ka jira gudaha oo illaa hadda loo\u00a0 xiray in ka badan 400 oo qof<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa maanta oo Jimco ah sii wada duqeymo ay\u00a0 ka geysaneyso marinka Qaza ,iyagoo adeegsaneysa diyaaradaha dagaalka iyo taangiyo la dulkeenay meel u dhow deegaanada Falastiiniyiinta ee go&#8217;doonsan. Ugu yaraan 119 Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 31 carruur ah, ayaa la dilay ,in ka badan 830-na waa la dhaawacay tan iyo markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446140"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446154,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446140\/revisions\/446154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}