{"id":446091,"date":"2021-05-13T09:38:27","date_gmt":"2021-05-13T09:38:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446091"},"modified":"2021-05-13T10:11:15","modified_gmt":"2021-05-13T10:11:15","slug":"faransiiska-oo-wada-qorshe-wax-looga-qabaanaayo-xiisadda-israaiil-iyo-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faransiiska-oo-wada-qorshe-wax-looga-qabaanaayo-xiisadda-israaiil-iyo-falastiin\/","title":{"rendered":"Faransiiska oo wada qorshe wax looga qabanaayo xiisadda Israa\u2019iil iyo Falastiin"},"content":{"rendered":"<p>Faransiiska ayaa wada dadaallo dibolomaasiyadeed oo qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo waddamada Bariga Dhexe ay ku doonayaan in wax looga qaabto ska horimaadyada dhimashada badan ee u dhexeeya Israa&#8217;iil iyo Falastiin.<\/p>\n<p>Dalalka \u00a0Faransiiska,Jarmalka,Masar iyo Jordan \u00a0ayaa ku riixi doona Israel iyo Falastiin inay dib u bilaabaan wadahadalka iyada oo la raacayo qaab dhismeedka sharciga caalamiga ah iyo qaraarada Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>wasiirka arrimaha dibadda dalka Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa walaac ka muujiyay wareegga cusub ee iskahorimaadyada sii xoogeysanaya ee geystay dhimashada in ku dhow sideetameeyo<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in xalku uu ku jiro dhismaha laba dowladood oo kuwada noolaada nabad iyo ammaan iyadoo Qudus ay tahay caasimada labada gobol.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faransiiska ayaa wada dadaallo dibolomaasiyadeed oo qaar ka mid ah dalalka Yurub iyo waddamada Bariga Dhexe ay ku doonayaan in wax looga qaabto ska horimaadyada dhimashada badan ee u dhexeeya Israa&#8217;iil iyo Falastiin. Dalalka \u00a0Faransiiska,Jarmalka,Masar iyo Jordan \u00a0ayaa ku riixi doona Israel iyo Falastiin inay dib u bilaabaan wadahadalka iyada oo la raacayo qaab dhismeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":446092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446091","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446091"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446096,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446091\/revisions\/446096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}