{"id":446070,"date":"2021-05-12T21:04:05","date_gmt":"2021-05-12T21:04:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446070"},"modified":"2021-05-12T21:04:05","modified_gmt":"2021-05-12T21:04:05","slug":"ku-simaha-wasiirka-warfaafinta-ayaa-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabada-ciidul-fitriga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-wasiirka-warfaafinta-ayaa-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-munaasabada-ciidul-fitriga\/","title":{"rendered":"Ku-simaha Wasiirka  Warfaafinta ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Fitriga."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ahna Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar (Alcadaala) ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Fitriga.<\/p>\n<p>Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Waxaa uu Eebbe uga baryay in uu nabad, caafimaad iyo horumar inagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ahna Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar (Alcadaala) ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciidul-Fitriga. Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Waxaa uu Eebbe uga baryay in uu nabad, caafimaad iyo horumar inagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa.<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":446071,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446070","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446072,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446070\/revisions\/446072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446071"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}