{"id":446066,"date":"2021-05-12T18:43:42","date_gmt":"2021-05-12T18:43:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446066"},"modified":"2021-05-12T18:43:42","modified_gmt":"2021-05-12T18:43:42","slug":"wasiir-duraan-faarax-oo-guddiga-diyaaradaha-kala-hadlay-xayiraadda-duulimaad-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-duraan-faarax-oo-guddiga-diyaaradaha-kala-hadlay-xayiraadda-duulimaad-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Wasiir Duraan Faarax oo guddiga Diyaaradaha kala hadlay xayiraadda duulimaad ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii ay Kenya xayirtay duulimaadyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay hannaan lagu wajahayo inaysan saameyn ku yeelan Diyaaradaha xayiraadda Dawladda Kenya ku soo rogtay isu-socodka, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska Wasiirka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ballan-qaadayaa in Dawladda ay kala shaqeynayso ganacsatada Diyaaradaha wax kasta oo u sahlaya inuusan go\u2019aankan saameyn ku yeelan.\u201d ayuu yiri Wasiir Duraan Faarax.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya \u00a0ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay sida ay Dawladda Soomaaliya uga go\u2019aantahay in la horumariyo iskaashiga duulimaadyada waddamada gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii ay Kenya xayirtay duulimaadyada Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay hannaan lagu wajahayo inaysan saameyn ku yeelan Diyaaradaha xayiraadda Dawladda Kenya ku soo rogtay isu-socodka, sida lagu sheegay war ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446068,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446066\/revisions\/446068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}