{"id":446058,"date":"2021-05-12T17:32:40","date_gmt":"2021-05-12T17:32:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=446058"},"modified":"2021-05-12T17:32:40","modified_gmt":"2021-05-12T17:32:40","slug":"marwada-koowaad-ee-dalka-oo-hambalyada-ciidda-u-dirtay-shacab-weynaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/marwada-koowaad-ee-dalka-oo-hambalyada-ciidda-u-dirtay-shacab-weynaha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Marwada Koowaad ee Dalka oo hambalyada Ciidda u dirtay Shacab-weynaha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Marwada ayaa ku boorrisay dadka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan carruurta agoonta iyo qoysaska danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciiddul fidriga.<\/p>\n<p>Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa si gaar ugu hambalyeeysay hooyooyinka Soomaaliyeed, kuwaas oo markasta u heelan u adeegidda Qarankeenna iyo soo saaridda ubad tayo leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed. Marwada ayaa ku boorrisay dadka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan carruurta agoonta iyo qoysaska danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciiddul fidriga. Marwo Saynab Cabdi Macallim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":446059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-446058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=446058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":446060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/446058\/revisions\/446060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/446059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=446058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=446058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=446058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}