{"id":445885,"date":"2021-05-11T11:22:34","date_gmt":"2021-05-11T11:22:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445885"},"modified":"2021-05-11T11:48:12","modified_gmt":"2021-05-11T11:48:12","slug":"dowladda-federaalka-soomaaliya-ka-jawaabtay-goaanka-kenya-ku-joojisay-duulimaadyada-tegi-jiray-iyo-kuwa-kasoo-bixi-jiray-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-federaalka-soomaaliya-ka-jawaabtay-goaanka-kenya-ku-joojisay-duulimaadyada-tegi-jiray-iyo-kuwa-kasoo-bixi-jiray-dalkeeda\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo wax lala yaabo ku tilmaamtay go&#8217;aankii kenya ee hakinta duulimaadyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda \u00a0federalka soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in Kenya aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay soo gaarsiisay dowladda Soomaaliya, balse kaliya ay arkeen qoraalka kasoo baxay \u00a0Maanta lagu baahiyay warbaaahinta Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka \u00a0waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay warka kasoo baxay dowladda Kenya maadaama Saddex Cisho ka hor dowladda Soomaaliya shaacisay in la soo celiyay xiriirkii Kenya si labada dal ee deriska ah nolosha isu socodka dadweynuhu caadi ugu soo noqoto.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa uu intaa hadalkiisa ku \u00a0daray in dowladda Soomaaliya ay wado wadatashiyo kala duwan, isla markaana ay soo saari doonto go\u2019aan arintaa ku aadan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda \u00a0federalka soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in Kenya aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay soo gaarsiisay dowladda Soomaaliya, balse kaliya ay arkeen qoraalka kasoo baxay \u00a0Maanta lagu baahiyay warbaaahinta Dalka Kenya. Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka \u00a0waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay warka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445885","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445885"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445902,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445885\/revisions\/445902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}