{"id":445861,"date":"2021-05-11T09:13:13","date_gmt":"2021-05-11T09:13:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445861"},"modified":"2021-05-11T09:13:13","modified_gmt":"2021-05-11T09:13:13","slug":"wasiirka-waxbarashadda-galmudug-oo-booqaday-mashruuca-dib-loogu-dhisayo-xarunta-wasaaradda-waxbarashada-ee-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashadda-galmudug-oo-booqaday-mashruuca-dib-loogu-dhisayo-xarunta-wasaaradda-waxbarashada-ee-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashadda Galmudug oo booqaday Mashruuca dib loogu dhisayo xarunta wasaaradda waxbarashada ee dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo ay Wehliyaan masuuliyin ka tirsan maamulka magaalada Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka socdo Mashruuca lagu balaarinayo xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashadda \u00a0Galmudug\u00a0 ku leedahay dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Mashruucan oo horaantiii sanadkan uu dhagax dhigay madaxweynaha Galmudug ayaa todobaadkan si rasmi ah loo bilaabay, iyadoo haatan la wado baneynta dhulkii hore u ahaa xafiiska Gobolka,<\/p>\n<p>Mashruucan lagu dhisayo xafiisyadan cusub ee \u00a0Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa noqonaya kii ugu balaarnaa ee si rasmi ah loga hirgaliyo degaannada Galmudug<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashadda Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa uga mahad celiyay cid kasto oo gacan ka geysatey oo ka qeyb qaadashada \u00a0balaarinta lagu sameeynayo xarunta wasaaradda waxbarashadda Galmudug,taas oo \u00a0ka qayb qaadan doonta tayada Waxbarashada Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-445862\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"698\" height=\"542\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-445864\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarao33333-300x247.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"253\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-445865\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"201\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-445866\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarshada-galmudug111111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"809\" height=\"207\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Galmudug oo ay Wehliyaan masuuliyin ka tirsan maamulka magaalada Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka socdo Mashruuca lagu balaarinayo xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashadda \u00a0Galmudug\u00a0 ku leedahay dhuusamareeb. Mashruucan oo horaantiii sanadkan uu dhagax dhigay madaxweynaha Galmudug ayaa todobaadkan si rasmi ah loo bilaabay, iyadoo haatan la wado baneynta dhulkii hore u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445867,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445861","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445868,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445861\/revisions\/445868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}