{"id":445778,"date":"2021-05-10T11:20:08","date_gmt":"2021-05-10T11:20:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445778"},"modified":"2021-05-10T11:21:53","modified_gmt":"2021-05-10T11:21:53","slug":"saraakiishii-xalay-ku-geeriyootay-qaraxa-oo-aas-qaran-loogu-sameeyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiishii-xalay-ku-geeriyootay-qaraxa-oo-aas-qaran-loogu-sameeyay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Saraakiishii xalay ku geeriyootay Qaraxa oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Allah u naaxariistee\u00a0 waxa maanta Cisbitaalka Xoogga Dalka ee Muqdisho aas Qaran loogu Sameeyey Taliyihii Booliska Saldhiga Degmadda Waaberi,Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Booliska qaybta Waaliyow Cadde iyo Sarkaal kale oo ka mida Saraakiisha ku Geeriyootay Qarax Xalay Argagixisaddu la eegatay Saldhiga Degmadda Waaberi.<\/p>\n<p>Axmed Cabdulahi Baashane Taliyihii Saldhiga Degmadda Waaberi iyo\u00a0 Cabdi Baasid Maxamuud Cageey Taliye ku-xigeenkii Qaybta waaliyow Cadde ayey Shacabka Soomaaliyeed aad uga murugoodeen Geeridooda,Labadda sarkaal ayaa lagu Xasuusan doonaa sidii naf hurnimadda lahayd ee ay Shacabka ugu adeegi jireen,<\/p>\n<p>Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay Mas\u2019uuliyiin uu kamid yahay Wasiirka Arrimaha gudaha soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen Afrax, Saraakiil Ciidan, qaar kamid ah ehellada iyo saaxiibada saraakiisha qaraxa lagu dilay.iyagoo ilahay uga baryay\u00a0 in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445779\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sawiro4444444-300x197.jpg\" alt=\"\" width=\"704\" height=\"218\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445780\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sawiro11111-1-300x191.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"195\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445781\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sawiro33333-1-300x192.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"204\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445782\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/sawiro222222-3-300x190.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"195\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Allah u naaxariistee\u00a0 waxa maanta Cisbitaalka Xoogga Dalka ee Muqdisho aas Qaran loogu Sameeyey Taliyihii Booliska Saldhiga Degmadda Waaberi,Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Booliska qaybta Waaliyow Cadde iyo Sarkaal kale oo ka mida Saraakiisha ku Geeriyootay Qarax Xalay Argagixisaddu la eegatay Saldhiga Degmadda Waaberi. Axmed Cabdulahi Baashane Taliyihii Saldhiga Degmadda Waaberi iyo\u00a0 Cabdi Baasid Maxamuud Cageey Taliye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445783,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445778","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445778","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445778"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445788,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445778\/revisions\/445788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445783"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}