{"id":445756,"date":"2021-05-10T07:53:49","date_gmt":"2021-05-10T07:53:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445756"},"modified":"2021-05-10T07:56:42","modified_gmt":"2021-05-10T07:56:42","slug":"ururka-jaamacadda-carabta-oo-kulan-ka-yeelanaya-dadkii-lagu-waxyeeleeyey-masjid-al-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-jaamacadda-carabta-oo-kulan-ka-yeelanaya-dadkii-lagu-waxyeeleeyey-masjid-al-aqsa\/","title":{"rendered":"Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan ka yeelanaya dadkii lagu wax yeeleeyey Masjid Al-aqsa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta \u00a0ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada Carabta \u00a0Magaalada Qaahira ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Shirkaan oo la filayo in looga hadlo arrimaha dalka Falastiin iyo tacdiyada ka dhanka ah Falastiniiyiinta ee \u00a0ay waddo Israa\u2019iil ayaa waxaa shir gudoomin doona \u00a0Dowladda Qadar.<\/p>\n<p>Shirkan deg deg ah ee looga hadlayo Tacadiyada iyo weerarada Askarta Yahuuda u geystaan \u00a0 dad ku cibaadeysanayo Masjidka\u00a0 Al-aqsa ayaa \u00a0codsigiisu ka yimid Dowladda Falastiin \u00a0waxaana ku dhawaaqay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee ururka Jaamacadda Carabta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa inuu maanta \u00a0ka dhaco Xarunta ururka Jaamacada Carabta \u00a0Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Shirkaan oo la filayo in looga hadlo arrimaha dalka Falastiin iyo tacdiyada ka dhanka ah Falastiniiyiinta ee \u00a0ay waddo Israa\u2019iil ayaa waxaa shir gudoomin doona \u00a0Dowladda Qadar. Shirkan deg deg [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445757,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445756"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445760,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445756\/revisions\/445760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}