{"id":445733,"date":"2021-05-09T21:28:13","date_gmt":"2021-05-09T21:28:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445733"},"modified":"2021-05-09T21:28:51","modified_gmt":"2021-05-09T21:28:51","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-cambaareyey-qaraxii-argagixiso-ee-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-cambaareyey-qaraxii-argagixiso-ee-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan cambaareynayaa weerarkii argagixisadu ku qaadeen saldhigga degmada Waaberi.Waxaan qoysaskoodii iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa saraakiishii iyo shacabkii ku naf waayay falkaas argagixiso.<\/p>\n<p>Inta dhimatay Allaha u naxariisto dhaawacyadana Allaha bogsiiyo.<\/p>\n<p>Falkani waxa uu tusaale cad u yahay sida aysan argagixisadu xurmo ugu hayn dhiigga Shacabka xilligan oo lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Waa in aan isu kaashannaa la dagaallanka argagixisada noo diiddan in dadkeennu ay nabad ku naalloodaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Cambaareyey Qaraxii Argagixiso ee caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho. &#8220;Waxaan cambaareynayaa weerarkii argagixisadu ku qaadeen saldhigga degmada Waaberi.Waxaan qoysaskoodii iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa saraakiishii iyo shacabkii ku naf waayay falkaas argagixiso. Inta dhimatay Allaha u naxariisto dhaawacyadana Allaha bogsiiyo. Falkani waxa uu tusaale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":445734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445733","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445733\/revisions\/445736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}