{"id":445723,"date":"2021-05-09T20:06:28","date_gmt":"2021-05-09T20:06:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445723"},"modified":"2021-05-09T20:06:28","modified_gmt":"2021-05-09T20:06:28","slug":"faah-faahin-ka-soo-baxay-qarax-caawa-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faah-faahin-ka-soo-baxay-qarax-caawa-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Faah faahin ka soo baxay qarax caawa ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid Maxamud Cageey oo kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxaasi.<\/p>\n<p>Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid ayaa ahaa ku xigeenka Taliyaha Qeybta Waliyoow Cadde ee Booliska Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Kooxda Xagjirka Alshabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarka argagixiso ee caawa lagu qaaday Saldhigga Booliska Dagmada Waaberi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Allaha u naxariisto Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid Maxamud Cageey oo kamid ahaa saraakiishii ku dhaawacmay Qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxaasi. Gaashaanle Dhexe Cabdi Baasid ayaa ahaa ku xigeenka Taliyaha Qeybta Waliyoow Cadde ee Booliska Gobalka Banaadir. Kooxda Xagjirka Alshabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarka argagixiso ee caawa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":445724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445723","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445723"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445726,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445723\/revisions\/445726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}