{"id":445685,"date":"2021-05-09T12:28:16","date_gmt":"2021-05-09T12:28:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445685"},"modified":"2021-05-09T12:45:38","modified_gmt":"2021-05-09T12:45:38","slug":"qaramada-m-oo-soo-dhoweysay-magacaabidda-wakiilka-midowga-afdika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-m-oo-soo-dhoweysay-magacaabidda-wakiilka-midowga-afdika-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"\u00a0Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay magacaabidda Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista John Dramani oo loo dhiibay xilka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraalkaan oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka Xoghayaha Guud St\u00e9phane Dujarric, ayaa lagu sheegay in Xoghayaha Guud uu muujiyay taageerada buuxda ee Qaramada Midoobay ay u heyso howlaha baaxadda leh ee ay hayaan Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay \u00a0wuxuu ugu baaqay dhammaan jilayaasha inay la shaqeeyaan Wakiilka Sare ee Midowga Afrika oo ay dib u bilaabaan wadahadallada ku saabsanaa hirgelinta Heshiiskii Doorashooyinka 17-kii Sebtember ,kaas oo la xiriiray qabashada doorashooyin waqtigooda ku dhaca oo loo dhan yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista John Dramani oo loo dhiibay xilka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya. Qoraalkaan oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka Xoghayaha Guud St\u00e9phane Dujarric, ayaa lagu sheegay in Xoghayaha Guud uu muujiyay taageerada buuxda ee Qaramada Midoobay ay u heyso howlaha baaxadda leh ee ay hayaan Midowga Afrika. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":445686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445685","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445685"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445690,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445685\/revisions\/445690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}