{"id":445507,"date":"2021-05-07T09:05:51","date_gmt":"2021-05-07T09:05:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445507"},"modified":"2021-05-07T09:05:51","modified_gmt":"2021-05-07T09:05:51","slug":"pakistaan-iyo-sacuudiga-oo-doonaya-in-la-soo-celiyo-xiriirkii-u-dhaxeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/pakistaan-iyo-sacuudiga-oo-doonaya-in-la-soo-celiyo-xiriirkii-u-dhaxeeyay\/","title":{"rendered":"Pakistaan iyo Sacuudiga oo doonaya in la soo celiyo xiriirkii u dhaxeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa gaaray Dalka Sacuudi Carabiya, isagoo isku dayaya inuu dib u soo celiyo xiriirkii ka dhexeeyay laba dal ee xumaaday sanooyinkii u dmbeeyay.<\/p>\n<p>Mr. Khan waxaa maanta oo Jinco ah uu gaaray magaalada Riyadh, ka dib casuumaad uu ka helay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan<\/p>\n<p>Booqasha oo qaadan doonta muddo sadex cisho ah ayaa waxay leedahay muhiimad gaar ah,gar ahaan isu soo dhowaanshaha Pakistaan iyo Sacuudiga oo horay u ahaa xulufo isku dhow.<\/p>\n<p>Dadka taxliiliya siyaasadda ayaa yiri &#8220;In kasta oo Baakistaan iyo Sacuudi Carabiya taariikh ahaan ay ahaayeen xulafo aad isugu dhow, haddana xiriirkooda adag waxaa soo maray dib u dhacyo dhowr ah&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Pakistan Imran Khan ayaa gaaray Dalka Sacuudi Carabiya, isagoo isku dayaya inuu dib u soo celiyo xiriirkii ka dhexeeyay laba dal ee xumaaday sanooyinkii u dmbeeyay. Mr. Khan waxaa maanta oo Jinco ah uu gaaray magaalada Riyadh, ka dib casuumaad uu ka helay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Booqasha oo qaadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":445508,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445507","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445507","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445507"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445507\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445509,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445507\/revisions\/445509"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445507"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445507"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445507"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}