{"id":445444,"date":"2021-05-06T19:01:35","date_gmt":"2021-05-06T19:01:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445444"},"modified":"2021-05-06T19:01:35","modified_gmt":"2021-05-06T19:01:35","slug":"amiirka-qatar-oo-war-ka-soo-saaray-dib-u-soo-noqoshada-xiriirka-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amiirka-qatar-oo-war-ka-soo-saaray-dib-u-soo-noqoshada-xiriirka-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Amiirka Qatar oo war ka soo saaray dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Amiirka ayaa sheegay in go\u2019aankii lagu soo celiyey xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid geesinimo leh, isagoo labada dal u rajeeyey inay hadda kadib ka wadashaqeeyaan amniga iyo xasiloonidooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ugu hambalyeynayaa Mudane Madaxweyne Farmaajo iyo Mudane Madaxweyne Kenyatta go\u2019aanka xigmadda iyo geesinimada leh ee ay ku soo celiyeen xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Waxaan si dhab ah ugu rajeynaynaa labada dal ee deriska ah iyo dadkooda nabadgelyo iyo xasilooni, waxaan xaqiijinayaa in Qatar waligeed sii wadi doonto ku dadaalka wanaaga iyo nabadda\u201d ayuu Amiir Tamim ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-445445\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6a2119ae-32a2-480e-8277-12ed42424f20.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"584\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6a2119ae-32a2-480e-8277-12ed42424f20.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6a2119ae-32a2-480e-8277-12ed42424f20-300x243.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6a2119ae-32a2-480e-8277-12ed42424f20-696x565.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/6a2119ae-32a2-480e-8277-12ed42424f20-518x420.jpg 518w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Amiirka ayaa sheegay in go\u2019aankii lagu soo celiyey xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid geesinimo leh, isagoo labada dal u rajeeyey inay hadda kadib ka wadashaqeeyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":440176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445444","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445444","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445444"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445446,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445444\/revisions\/445446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/440176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}