{"id":445390,"date":"2021-05-06T14:43:34","date_gmt":"2021-05-06T14:43:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445390"},"modified":"2021-05-06T14:43:34","modified_gmt":"2021-05-06T14:43:34","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-aalladda-fogaan-aragga-kula-kulmay-bahda-deeq-bixiyayaasha-mashruuca-gpe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-aalladda-fogaan-aragga-kula-kulmay-bahda-deeq-bixiyayaasha-mashruuca-gpe\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo Aalladda fogaan aragga kula kulmay bahda deeq-bixiyayaasha Mashruuca\u00a0 GPE"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji\u00a0 ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan kula qaatay bahda deeq bixiyayaasha mashruuca GPE waxayna ka wada hadleen sii adkeynta wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac ee dhanka adeegyada Waxbarshada,\u00a0 gaar ahaan mashruuca GPE.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka iyo Wakiilada deeq bixiyayaasha mashruuca GPE waxay ka wada hadleen qorsheynta wajiga 2aad ee mashruucan.<\/p>\n<p>Waxaa shaqa wanaagsan laga qabtay sanadahii u danbeeyay wada shaqeynta ka dhaxeysa Wasaaradda Waxbarshada iyo taageerayaasha Caalamka ee Waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji\u00a0 ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan kula qaatay bahda deeq bixiyayaasha mashruuca GPE waxayna ka wada hadleen sii adkeynta wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac ee dhanka adeegyada Waxbarshada,\u00a0 gaar ahaan mashruuca GPE. Sidoo kale Wasiirka iyo Wakiilada deeq bixiyayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":445391,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445390","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445392,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445390\/revisions\/445392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}