{"id":445355,"date":"2021-05-06T10:00:19","date_gmt":"2021-05-06T10:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445355"},"modified":"2021-05-06T10:00:19","modified_gmt":"2021-05-06T10:00:19","slug":"wasiirka-warfaafinta-k-galbeed-oo-afur-u-sameeyay-ciidamo-u-xilsaran-amniga-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-k-galbeed-oo-afur-u-sameeyay-ciidamo-u-xilsaran-amniga-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta K\/Galbeed oo afur u sameeyay\u00a0 ciidamo u xilsaran amniga Baydhabo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Beyshabo.(SONNA)&#8230;Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa xalay la afuray qaar kamid ah ciidanka ku howlan jira sugidda amniga ee Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Afurkaasi oo ay Wasiirka kala qeybgaleen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Kheyre Cali Isaaq, taliyaha Booliska Gobolka Baay Amiin Mad Daruur iyo taliyaha Saldhiga Degmada Baydhabo Mukhtaar Axmed Dugudow,waxa uu qeyb ka yahay dhiiri gelinta\u00a0 howsha Wanaagsan ee ay hayaan ciidanka.<\/p>\n<p>Wasiir, Ilyaas Qalinle ayaa sheegay in Afurka uu u sameeyay ciidanka uu qeyb ka yahay amarka Madaxweynaha ee ku aadan dhiira gelinta Ciidanka, wuxuuna tilmaamay in ay ka go\u2019an tahay sare u qaadidda niyada ciidanka iyo la socodka xaaladda ciidamada.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka Baydhabo in ay la shaqeeyaan ciidamada si looga guuleysto kooxda nabad iyo nolol diidka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beyshabo.(SONNA)&#8230;Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa xalay la afuray qaar kamid ah ciidanka ku howlan jira sugidda amniga ee Magaalada Baydhabo. Afurkaasi oo ay Wasiirka kala qeybgaleen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Kheyre Cali Isaaq, taliyaha Booliska Gobolka Baay Amiin Mad Daruur iyo taliyaha Saldhiga Degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":445356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445355","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445355","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445357,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445355\/revisions\/445357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}