{"id":445348,"date":"2021-05-06T09:08:38","date_gmt":"2021-05-06T09:08:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445348"},"modified":"2021-05-06T09:56:19","modified_gmt":"2021-05-06T09:56:19","slug":"madaxtooyada-falastiin-oo-cambaareysay-dilka-wiil-dhalinyaro-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxtooyada-falastiin-oo-cambaareysay-dilka-wiil-dhalinyaro-ah\/","title":{"rendered":"Madaxtooyada Falastiin oo cambaareysay dilka wiil dhallinyaro ah"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Madaxtooyada Falastiin Nabil Abu Rudeineh ayaa cambaareeyay \u00a0dilka wiil dhalinyaro ah oo ciidamada Israa\u2019iil ay ku dileen \u00a0waqooyiga Daanta Galbeed ee la haysto.<\/p>\n<p>Afhayenka ayaa sheegay in\u00a0 Dowlada Israel ay sii wadaan \u00a0barakicin iyo xasuuq ay ku hayaan \u00a0dadka Falastiiniyiinta, wuxuuna ka codsaday beesha caalamka iyo hay\u2019adaheeda inay ilaalin caalami ah siiyaan dadka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Saciid Yusef Odeh oo 16-sano jir ah\u00a0 ayaa lagu dilay deeegaanka Odla ee Nablus ,ka dib markii uu \u00a0iska horimaad la galay ciidanka Israel,.<\/p>\n<p>Dilka wiilkaasi ayaa dhacay xilli ciidamada Israa&#8221;iil la tilmaamay in ay raadinayeen nin Falastiin ah oo maalinimadii Axadda dhaawacay 3-ka tirsan ciidamada dalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Madaxtooyada Falastiin Nabil Abu Rudeineh ayaa cambaareeyay \u00a0dilka wiil dhalinyaro ah oo ciidamada Israa\u2019iil ay ku dileen \u00a0waqooyiga Daanta Galbeed ee la haysto. Afhayenka ayaa sheegay in\u00a0 Dowlada Israel ay sii wadaan \u00a0barakicin iyo xasuuq ay ku hayaan \u00a0dadka Falastiiniyiinta, wuxuuna ka codsaday beesha caalamka iyo hay\u2019adaheeda inay ilaalin caalami ah siiyaan dadka reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":445349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445348","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445348"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445354,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445348\/revisions\/445354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}