{"id":445322,"date":"2021-05-05T21:28:22","date_gmt":"2021-05-05T21:28:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445322"},"modified":"2021-05-05T22:01:33","modified_gmt":"2021-05-05T22:01:33","slug":"madaxweynihii-hore-ee-somalia-shariif-sh-axmed-oo-soo-dhaweeyey-heshiiskii-cawa-la-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynihii-hore-ee-somalia-shariif-sh-axmed-oo-soo-dhaweeyey-heshiiskii-cawa-la-gaaray\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed oo soo dhaweeyey heshiiskii cawa la gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed &#8220;Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada qalabka sida ee geesiyayaasha aan marna la siyaasadeyn oo ay ku laabtaan xarumahoodii&#8221;.<\/p>\n<p>Waxaan kaloo bogaadinayaa dadaalada Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda, iyadoo aan ka rajeyneyno in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyadoo lagu saleynayo heshiiskii 17 September.<\/p>\n<p>Waxaan ku celinaynaa markale in gacmaha la isku qabsado sidii looga gudbi lahaa marxaladdan adag ee kala guurka, iyadoo wax kasta lagu bixinayo dib uheshiin, isqancin iyo isku tanaasul.<\/p>\n<p>Waxaan u mahad celinayaa guddiyadii kasoo shaqeeyey heshiiska, maamulada xubnaha ka ah dowladda dhexe, iyo sidoo kalena saaxiibada caalamka ee waqtiga ku bixiyay in lagu laabto heshiiskii 17 September 2020.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed &#8220;Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada qalabka sida ee geesiyayaasha aan marna la siyaasadeyn oo ay ku laabtaan xarumahoodii&#8221;. Waxaan kaloo bogaadinayaa dadaalada Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda, iyadoo aan ka rajeyneyno in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyadoo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":445323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445322","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445322"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445327,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445322\/revisions\/445327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}