{"id":445256,"date":"2021-05-05T16:24:28","date_gmt":"2021-05-05T16:24:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445256"},"modified":"2021-05-05T18:01:28","modified_gmt":"2021-05-05T18:01:28","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxay-guddigii-farsamada-ee-raiisul-wasaare-rooble-u-xilsaaray-xallinta-xasaradihii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxay-guddigii-farsamada-ee-raiisul-wasaare-rooble-u-xilsaaray-xallinta-xasaradihii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyey go&#8217;aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra\u2019iisul Wasaare Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go&#8217;aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, isaggoo rajo wanaagsan ka muuiyey hirgelinta go&#8217;aanadaan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan soo dhaweyneynaa go\u2019aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, Waxaan rajeynaynaa in hirgelinta go\u2019aamadaas si dhaqsa leh u dhaqan galaan si loo sii wado dadaalada kale geeddi socodka dowladnimada&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Qoor Qoor<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go&#8217;aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, isaggoo rajo wanaagsan ka muuiyey hirgelinta go&#8217;aanadaan. &#8220;Waxaan soo dhaweyneynaa go\u2019aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":445246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445256","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445256"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445256\/revisions\/445262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}