{"id":445084,"date":"2021-05-04T10:03:23","date_gmt":"2021-05-04T10:03:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445084"},"modified":"2021-05-04T10:13:56","modified_gmt":"2021-05-04T10:13:56","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-cesvi-oo-heshiis-kala-saxiixday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-cesvi-oo-heshiis-kala-saxiixday\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay\u2019adda Cesvi oo heshiis kala saxiixday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey\u2019adda Cesvi.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Cadow oo u saxiixay Maamulka Gobolka Banaadir heshiiska ayaa kaga mahadceliyay hey\u2019adda Cesvi sida joogtada ah ay wax uga qabtaan hormarinta adeega Caafimaadka ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waday dadaalo wax badan looga qabanayo howlaha la xiriira Arimaha bulshada isla markaana muhiimka u ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho sida Waxbarashada iyo Caaafimaadka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445085\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalka1111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"224\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445086\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalka-banadir555-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"202\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445087\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalka-bandir44-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"739\" height=\"209\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445088\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/gobalka-bandir22222222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"922\" height=\"208\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey\u2019adda Cesvi. Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Cadow oo u saxiixay Maamulka Gobolka Banaadir heshiiska ayaa kaga mahadceliyay hey\u2019adda Cesvi sida joogtada ah ay wax uga qabtaan hormarinta adeega Caafimaadka ee gobolka Banaadir. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445093,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445084","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445090,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445084\/revisions\/445090"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}