{"id":445080,"date":"2021-05-04T08:41:33","date_gmt":"2021-05-04T08:41:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445080"},"modified":"2021-05-04T08:41:33","modified_gmt":"2021-05-04T08:41:33","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-la-kulmay-ergeyga-dalka-qatar-u-qaabilsan-dhex-dhexaadinta-iyo-xalinta-khilaafaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-la-kulmay-ergeyga-dalka-qatar-u-qaabilsan-dhex-dhexaadinta-iyo-xalinta-khilaafaadka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dalka Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta iyo xalinta khilaafaadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo arrimaha doorashada<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka\u00a0 oo Qoraal uu soo saaray\u00a0 ku sheegay in sidoo kale Dr. Mutlaq Al-Qahtani ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya Qatar iyo Soomaaliya iyo iskaashiga labada dal.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan la kulmay ergeyga gaarka ah Qatar Dr. Mutlaq alQahtani, waxa aannu ka wada hadalnay arrimaha doorashada, siyaasadda iyo iskaashiga labada dal\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka uga mahadceliyay booqashada u ku joogo Caasimadda dalka ee Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen xaaladdihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445080","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445083,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445080\/revisions\/445083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}