{"id":445068,"date":"2021-05-04T06:39:54","date_gmt":"2021-05-04T06:39:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445068"},"modified":"2021-05-04T12:17:19","modified_gmt":"2021-05-04T12:17:19","slug":"wasiirka-waxbarashada-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha-dalka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-oo-la-kulmay-madaxda-jaamacadaha-dalka-sawirro\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay madaxda Jaamacaddaha dalka \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Masuuliyiin ka soctay Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS ayaa kulan la yeeshay\u00a0 Madaxda Jaamacaddaha dalka, waxayna iska wareysteen sidii sarre loogu qaadi\u00a0 lahaa wada shaqeynta Jaamacaddaha iyo Wasaaradda Waxbarshaadda Soomaaliya, taas oo dowr fiican ka qaadan doonta tayeynta Waxbarshadda Sare ee dalka.<\/p>\n<p>Madaxda Jaamacaddaha ayaa soo dhaweeyey wada shaqenta\u00a0 Wasaaradda Waxbarshadda ayaa la yeelaneyso si sarre loogu qaado Tacliinta sare ee dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda ayaa kula dardaarmay bahda Jaamacaddaha in ay ka shaqeeyaan sidii ay Waxbarsho taya leh u heli lahaayeen ardayda Somaaliyeed ee dalka gudihiisa wax ku barta, loona heli lahaa hab waafaqsan nidaamka Caalamiga ah ee Waxbasrhadda dhowaan la sameyn doono tiro koob ku saleysan tayada Waxbarshada Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445069\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho2222-300x152.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"291\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445070\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"208\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445071\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho4444-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"717\" height=\"201\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445072\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho33333-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"736\" height=\"214\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445073\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111-768x513.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111-696x465.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111-629x420.jpg 629w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarsho1111.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 702px) 100vw, 702px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445074\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"703\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/waxbarasho5-1.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 703px) 100vw, 703px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Masuuliyiin ka soctay Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS ayaa kulan la yeeshay\u00a0 Madaxda Jaamacaddaha dalka, waxayna iska wareysteen sidii sarre loogu qaadi\u00a0 lahaa wada shaqeynta Jaamacaddaha iyo Wasaaradda Waxbarshaadda Soomaaliya, taas oo dowr fiican ka qaadan doonta tayeynta Waxbarshadda Sare ee dalka. Madaxda Jaamacaddaha ayaa soo dhaweeyey wada shaqenta\u00a0 Wasaaradda Waxbarshadda ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445068","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445068"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445077,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445068\/revisions\/445077"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}