{"id":445018,"date":"2021-05-03T12:06:27","date_gmt":"2021-05-03T12:06:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445018"},"modified":"2021-05-03T12:09:35","modified_gmt":"2021-05-03T12:09:35","slug":"beydhaboxarun-laga-hago-diyaaradaha-oo-maanta-xarigga-laga-jaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/beydhaboxarun-laga-hago-diyaaradaha-oo-maanta-xarigga-laga-jaray\/","title":{"rendered":"Beydhabo:Xarun laga hago diyaaradaha oo maanta xarigga laga jaray"},"content":{"rendered":"<p>Beydhabo.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray xarun laga hirgaliyay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhabo oo loogu talagalay in laga hago diyaaradaha (Taawarka).<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed , Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dhammeystirka dhismaha taawarka ku tilmaamay mid ka dhigaya hannaanka shaqo ee garoonka mid casri ah.<\/p>\n<p>\u201c Horumarinta garoonkan waxay wax badan ku soo kordhinaysa deegaanka iyo guud ahaan Dalka, waxaan u mahadcelin cid walba oo dadaal galisay inan halkan soo gaarno.\u201d<\/p>\n<p>\u201c Waxaa inoo farxad ah in muddo ka dib taawarka dhismihiisa uu dhammaado , waxaan guda galeynaa wajiga labaad oo ah si casri ah in loo qalabeeyo , wuxuu yaalla qalabka Muqdisho si deg deg ah ayaana halkan loogu soo wareejin.\u201d ayuu yiri Wasiir Duraan Faarax.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa inta ku daray in dhammeystirka mashruucan lagu horumarinayo garoonka diyaaradaha Baydhabo uu bilow u yahay tayeynta adeegyada Hawada ee garoomada Dalka oo midka Baydhabo uu ugu horreeyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beydhabo.(SONNA)&#8230;Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray xarun laga hirgaliyay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhabo oo loogu talagalay in laga hago diyaaradaha (Taawarka). Madaxweynaha Dawlad-gobolleedka Koonfurgalbeed , Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dhammeystirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":445027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445018","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445018","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445018"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445028,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445018\/revisions\/445028"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}