{"id":445014,"date":"2021-05-03T11:09:03","date_gmt":"2021-05-03T11:09:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=445014"},"modified":"2021-05-03T11:09:03","modified_gmt":"2021-05-03T11:09:03","slug":"shil-dooni-oo-ka-dhacay-dalka-bangladesh-ayaa-sababay-dhimasho-tiro-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shil-dooni-oo-ka-dhacay-dalka-bangladesh-ayaa-sababay-dhimasho-tiro-badan\/","title":{"rendered":"Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tiro badan."},"content":{"rendered":"<p>26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara\u00a0 gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska ee gobolkaas Mirage Xuseen\u00a0 ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada 26-kaan ruux, Waxa una intaas ku daray in doonta ay saarnaayeen 31 qof lana soo badbaadiyay 5-tii kale ee saarneed doonta.<\/p>\n<p>Bishii April ee lasoo dhaafay, 34 qof ayaa dhimatay kadib markii ay isku dhaceen laba doon oo maraayay\u00a0 Chitalakshia oo qiyaastii u jirta\u00a0 30 km Caasimadda Dhaka.<\/p>\n<p>Dadka degan koofurta dalkaas ayaa aad u istcmaala doomaha si ay u gaaraan caasimadda iyo gobalada kale ee dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara\u00a0 gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka. Taliyaha Booliska ee gobolkaas Mirage Xuseen\u00a0 ayaa warbaahinta u xaqiijiyay dhimashada 26-kaan ruux, Waxa una intaas ku daray in doonta ay saarnaayeen 31 qof lana soo badbaadiyay 5-tii kale ee saarneed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-445014","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=445014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445016,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/445014\/revisions\/445016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=445014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=445014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=445014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}