{"id":444997,"date":"2021-05-03T10:10:56","date_gmt":"2021-05-03T10:10:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444997"},"modified":"2021-05-03T10:20:17","modified_gmt":"2021-05-03T10:20:17","slug":"wasiirka-maaliyadda-oo-kulan-la-qaatay-xubno-katirsan-bangiga-hormarinta-afrik","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-oo-kulan-la-qaatay-xubno-katirsan-bangiga-hormarinta-afrik\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrik"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada\u00a0 Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan Bangiga \u00a0Horumarinta \u00a0Afrika iyo \u00a0Bangiga Adduunka<\/p>\n<p>Qoraal uu Wasiirka soo dhigay\u00a0 Barta twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in ay labada dhinac ay ka wada hadleen\u00a0 dib-u-habeynta dhaqaalaha\u00a0 Dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka wada hadalnay dib-u-habeynta dhaqaalaha\u00a0 Soomaaliya iyo taageerada Bangiga,Bangigu wuxuu leeyahay ama uu sii wadaa inuu door muhiim ah ka ciyaaro dib-u-habeynta iyo horumarinta dhaqaalaha ayuu yiri\u201d Wasiir Beeyle.<\/p>\n<p>Xubno katirsan Bangiga Horumarinta Afrika ayaa dhankooda waxaa ay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda \u00a0Soomaaliya \u00a0la wadaaegeen tallooyin ku aadan sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-444998\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/bele4444444444444-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"740\" height=\"212\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-444999\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/bele5555555555-300x193.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"207\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-445000\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/bele1111111111111-300x207.jpg\" alt=\"\" width=\"727\" height=\"398\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada\u00a0 Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan Bangiga \u00a0Horumarinta \u00a0Afrika iyo \u00a0Bangiga Adduunka Qoraal uu Wasiirka soo dhigay\u00a0 Barta twitter-ka ayaa waxaa uu ku sheegay in ay labada dhinac ay ka wada hadleen\u00a0 dib-u-habeynta dhaqaalaha\u00a0 Dalka. \u201cWaxaan ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":445001,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444997","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444997"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":445006,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444997\/revisions\/445006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/445001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}