{"id":444873,"date":"2021-05-01T18:11:50","date_gmt":"2021-05-01T18:11:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444873"},"modified":"2021-05-01T18:15:36","modified_gmt":"2021-05-01T18:15:36","slug":"raiisul-wasaare-rooble-xukuumaddu-waxa-ay-sida-ugu-dhaqsiyaha-badan-uga-howl-gali-doontaa-una-soo-bandhigi-doontaa-qorsheyaasha-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-xukuumaddu-waxa-ay-sida-ugu-dhaqsiyaha-badan-uga-howl-gali-doontaa-una-soo-bandhigi-doontaa-qorsheyaasha-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"RW Rooble oo sheegay in Xukuumadda ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo bandhigi doonto qorshayaasha doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p><strong>MUQDISHO<\/strong> (<strong>SONNA<\/strong>) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas\u2019uuliyadda\u00a0 doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka uga mahadceliyay in sida ay u tixgeliyeen codsigii madaxweynaha ee ahaa in dib loogu noqdo heshiiskii 17-kii September, ayaa sheegay in xukuumaddu soo bandhigi doonto qorshaha doorashooyinka, amniga doorashooyinka iyo fulinta qorshaha guud ee Amniga Qaranka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu sheegay in uu dhawaan ku casuumi doono madaxda dowlad-goboleedyada in ay ka soo qeyb galaan shirka Madasha Qaran ee dhammeystirka arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa faray Ciidammada Qaranku in ay ku laabtaan xeryohoodii oo aysan ku milmin siyaasadda, isagoo ugu baaqay siyaasiyiintuna in ay ka fogaadaan hadal ama ficil kasta oo aan caawineyn xasilloonida dalka iyo wadajirka shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas\u2019uuliyadda\u00a0 doorashooyinka. &nbsp; Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo Golaha Shacabka uga mahadceliyay in sida ay u tixgeliyeen codsigii madaxweynaha ee ahaa in dib loogu noqdo heshiiskii 17-kii September, ayaa sheegay in xukuumaddu soo bandhigi doonto qorshaha doorashooyinka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":444874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444873","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444873"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444873\/revisions\/444879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}