{"id":444735,"date":"2021-04-30T09:13:34","date_gmt":"2021-04-30T09:13:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444735"},"modified":"2021-04-30T09:18:35","modified_gmt":"2021-04-30T09:18:35","slug":"toddobaadka-tallaalka-adduunka-oo-maanta-la-soo-gabagabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/toddobaadka-tallaalka-adduunka-oo-maanta-la-soo-gabagabeeyay\/","title":{"rendered":"Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo maanta la soo gabagabeeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Waxaa maanta oo taarikhdu tahyay 30-ka April dunida lagu soo gabagabeeyay Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo muddo isbuuc ah ka socday guud ahaan dalalka Caalamka.<\/p>\n<p>Barnaamijkaan oo sanadkiiba mar la qabto inta u dhaxeysa 24-30-ka April waa olole caafimaad,kaas oo qeyb ka ah dadaal kor loogu qaadayo wacyiga bulshada ,gaar ahaan sidii looga hortagi lahaa cudurada dilaaga ah ee dhibaatooyinka ku haya aadanaha.<\/p>\n<p>Madaxda Wasaaradda Caafimaadka XFS, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo Sanduuqa Carruurta ee Qaramada Midoobay (UNICEF,ayaa sheegtay in todobaadkaan lagu guuleystay bixinta tallaalka jadeecada, xiiq-dheerta, gawracatada, teetanada,cagaarshowga, daacuunka, qaaxada, dabaysha iyo kahortaga COVID-19.<\/p>\n<p>Farriimo ay soo gudbiyeen Wasaaradda Caafimaadka, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo UNICEF ,ayaa lagu sheegay in Tallaalka uu yahay mid difaac u ah jirka bini\u2019aadanka oo xakameyn kara qatarta nuucyada cudurada.<\/p>\n<p>Sannadkaan, Toddobaadka Tallaalka Adduunka wuxuu ku soo beegmay xilli uu gudaha dalka ay ka socdaan la tacaalidda mid ka mid ah cudurada halista ah sida COVID-19.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Waxaa maanta oo taarikhdu tahyay 30-ka April dunida lagu soo gabagabeeyay Toddobaadka Tallaalka Adduunka oo muddo isbuuc ah ka socday guud ahaan dalalka Caalamka. Barnaamijkaan oo sanadkiiba mar la qabto inta u dhaxeysa 24-30-ka April waa olole caafimaad,kaas oo qeyb ka ah dadaal kor loogu qaadayo wacyiga bulshada ,gaar ahaan sidii looga hortagi lahaa cudurada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":444757,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444735","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444735"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444763,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444735\/revisions\/444763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}