{"id":444653,"date":"2021-04-29T07:16:37","date_gmt":"2021-04-29T07:16:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444653"},"modified":"2021-04-29T07:22:06","modified_gmt":"2021-04-29T07:22:06","slug":"mareykanka-oo-hindya-u-diraya-adeeg-caafimaad-oo-lagu-qiyaasay-100-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-hindya-u-diraya-adeeg-caafimaad-oo-lagu-qiyaasay-100-milyan\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Hindya u diraya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan"},"content":{"rendered":"<p>Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb uga noqoto dagaalka dalkaasi uu ugu jiro kororka kiisaska COVIDb 19.<\/p>\n<p>Duulimaadyada tagaya dalka Hindiya ee wada Sahayda ayaa \u00a0maanta lagu wadaa in ay\u00a0 bilowdaan,iyadoo howsha daabulka ay socon doonto illaa todobaadka soo socda.<\/p>\n<p>Sahayda gargaarka ee la dirayo waxaa ka mid ah 1,000 haaman oo oksijiin ah, 15 milyan oo afgashi iyo hal milyan oo ah qalabka lagu ogaado baaritaanka degdegga\u00a0 ah.<\/p>\n<p>Mareykanka wuxuu go&#8217;aansaday inuu Hindiya caawiyo Ka dib markii Hindiya ay horay gargaar ugu dirtay Mareykanka xilligii uu la halgamaayey xalka cudurka Covid 19.<\/p>\n<p>Illaa 18-,ilyan oo ruux ayaa lagu waramay in uu ku dhacay cudurka Covid 19 oo fara ba&#8217;an ku haya Dalka Hindiya.<\/p>\n<div class=\"adL\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb uga noqoto dagaalka dalkaasi uu ugu jiro kororka kiisaska COVIDb 19. Duulimaadyada tagaya dalka Hindiya ee wada Sahayda ayaa \u00a0maanta lagu wadaa in ay\u00a0 bilowdaan,iyadoo howsha daabulka ay socon doonto illaa todobaadka soo socda. Sahayda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":444654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444653"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444653\/revisions\/444659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}