{"id":444626,"date":"2021-04-28T16:36:06","date_gmt":"2021-04-28T16:36:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444626"},"modified":"2021-04-28T16:36:06","modified_gmt":"2021-04-28T16:36:06","slug":"xoghayaha-guud-ee-golaha-shacabka-oo-beeniyay-warar-lagu-baahiyay-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xoghayaha-guud-ee-golaha-shacabka-oo-beeniyay-warar-lagu-baahiyay-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Qoraalka Xoghayaha ayaa u qornaa sidan:<\/p>\n<p>Ogeysiis<br \/>\nWaxa Shacabka Soomaliyeed La Wadaagaya In Ay Been Abuur Ay Tahay Wararka Lagu Daabacay Baraha Bulshada Oo ah In Maalinta Sabtida Xil Ka Qaadis Lagu Sameynayo Raisalwasaaraha XFS Waxan Umadda Soomaliyeed Uga Digayna In Ay Ka Fogaadan Wararkaas Been Abuurka ah, U Jeedada Kulanka Uu Yahay In Maalin Sabtiga 1 May Uu Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu Hor Imaan Doono Mudanayaasha Golaha Shacabka<\/p>\n<p>Abdikarem Haji Buh<br \/>\nXoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-444627\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"726\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373-300x227.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373-768x581.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373-696x526.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373-555x420.jpg 555w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/IMG-20210428-WA0373-80x60.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada. Qoraalka Xoghayaha ayaa u qornaa sidan: Ogeysiis Waxa Shacabka Soomaliyeed La Wadaagaya In Ay Been Abuur Ay Tahay Wararka Lagu Daabacay Baraha Bulshada Oo ah In Maalinta Sabtida Xil Ka Qaadis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":444628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444626","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444629,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444626\/revisions\/444629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}