{"id":444464,"date":"2021-04-25T21:18:32","date_gmt":"2021-04-25T21:18:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444464"},"modified":"2021-04-26T06:32:05","modified_gmt":"2021-04-26T06:32:05","slug":"soomaaliya-iyo-midowga-yurub-oo-kala-saxiixday-heshiis-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-midowga-yurub-oo-kala-saxiixday-heshiis-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada iyo W. Shaqada oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo uu maalgalinayo EU."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka.<\/p>\n<p>Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ee TVET ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Waxbarashada, Siihaayaha Xilka Wasiirka Shaqada ahna Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Siihayaha Xilka Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa ammaanay dadkii ka soo shaqeeyay, waxaana uu sheegay in mashruuca TVET uu xambaarsan yahay Fursado\u00a0 isagu jira shaqo abuur iyo\u00a0 Waxbarasho,\u00a0 taasi oo uu xusay in ay tahay howl loo baahan yahay in looga faa\u2019iideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Abuukar Xaaji Cabdulaahi Carab ayaa sidoo kale soo dhoweeyay dhammeystirka Saxiixa Mashruuca TVET oo ay maalgelinayso Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa u mahadceliyay dadkii ka soo shaqeeyay iyo hay\u2019adda maalgelinaysa madhruuca ee Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Mashruucan oo ay ku baxayso in ku dhow 15 milyan oo doolar ayaa loogu talo galay sameynta xirfadaha Waxbarashada ee tababarka Farsamada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)-Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ee TVET ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Waxbarashada, Siihaayaha Xilka Wasiirka Shaqada ahna Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Siihayaha Xilka Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":444466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444464","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444464"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444472,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444464\/revisions\/444472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}