{"id":444292,"date":"2021-04-22T21:28:04","date_gmt":"2021-04-22T21:28:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444292"},"modified":"2021-04-22T21:31:59","modified_gmt":"2021-04-22T21:31:59","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-kula-la-qaatay-hayadaha-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-kula-la-qaatay-hayadaha-amniga\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo  kula la qaatay Hay\u2019adaha Amniga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA) Abriil 23, 2021;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay\u2019adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Caasimadda, xiligaan lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka dhegaystay Hay\u2019adaha ammaanka warbixinno ku saabsan xaaladaha guud ee amniga Caasimadda iyo sidii looga hortagi lahaa dhagarta kooxaha argagixisada iyo cadowga shirqoolada u maleegayaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Eng. Rooble ayaa sidoo kale sheegay in dhacdadii maanta ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay tahay mid aan la aqbali karin, tallaabo sharci ahna laga qaadayo dadkii ka danbeeyey. Isagoo faray Wasaaradda amniga in baaritaan dhab ah lagu sameeyo falkaas.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intii uu socday waxa uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu kormeeray qeybta gurmadka deg-degga ah ee Booliska, isagoo ku ammaanay dadaalkooda ku qotoma caawinta bulshada. Waxuna ugu baaqay shacabka Caasimadda in lala shaqeeyo hay\u2019adaha ammaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA) Abriil 23, 2021;Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay\u2019adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Caasimadda, xiligaan lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka dhegaystay Hay\u2019adaha ammaanka warbixinno ku saabsan xaaladaha guud ee amniga Caasimadda iyo sidii looga hortagi lahaa dhagarta kooxaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":444303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444292","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444292"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444302,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444292\/revisions\/444302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}