{"id":444278,"date":"2021-04-22T14:21:46","date_gmt":"2021-04-22T14:21:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444278"},"modified":"2021-04-22T14:21:46","modified_gmt":"2021-04-22T14:21:46","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-amar-ku-bixiyey-in-sharciga-la-horgeeyo-cidkasta-oo-ku-lug-yeelata-falkii-ka-dhacay-garoonka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-amar-ku-bixiyey-in-sharciga-la-horgeeyo-cidkasta-oo-ku-lug-yeelata-falkii-ka-dhacay-garoonka\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo amar ku bixiyey in sharciga la horgeeyo cidkasta oo ku lug yeelata falkii ka dhacay Garoonka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa faray Wasaaradda Amniga iyo Hay\u2019adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo horkeeno cid kasta oo ku lug lahayd.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin dhacdadii foosha xumeyd ee ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ra\u2019iisul Wasaare Rooble ayaa faray Wasaaradda Amniga iyo Hay\u2019adaha kale ee ay khuseyso in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan falkaas si dhaqso ahna sharciga loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":438660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444278","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444281,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444278\/revisions\/444281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/438660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}