{"id":444267,"date":"2021-04-22T13:39:42","date_gmt":"2021-04-22T13:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444267"},"modified":"2021-04-22T13:39:42","modified_gmt":"2021-04-22T13:39:42","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-digniin-u-jeedisay-dalalka-jabuuti-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-digniin-u-jeedisay-dalalka-jabuuti-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo digniin u jeedisay Dalalka Jabuuti iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta Qaranka ayaa uga digay Dowladaha Jabuuti iyo Kenya inay farageliyaan go\u2019aamada ka soo baxaya Midowga Afrika.<\/p>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">\u201cDowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika waxa ay horaanta todobaadkan ka wada hadleen sidii Midowga Afrika uu kaalin wax ku ool ah uga qaadan lahaa, sidii Soomaaliya ay uga qabsoomi lahayd doorasho qof iyo cod ah oo si xor iyo xalaal ah oo ay u dhanyihiin dhamaan bulshada\u201d ayuu yiri Wasiir Dubbe.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Wasiirka ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka digeyso faragalin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha dalka iyo in dowlado Soomaaliya xurguf kala dhexeyso ay guddiga amniga iyo Nabadda Midowga Afrika u adeegsadaan ku xadgudubka gobonimada iyo madax banaanida JFS.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">\u201cUrrurada aan xubinta ka nahay, Diblomaasiyiinta Shiyeeshe iyo Saaxiibada kale ee diblomaasiyadda Soomaaliya kala dhexeyso , waxaan si cad ugu sheegeynaa in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu yahay hay\u2019adda ugu sarreyso ee sharci dejinta dalka, xeerarka ka soo baxana ay yihin go\u2019aanka ugu dambeeya ee Qeenuuniga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xukuumaddana ay tahay hay\u2019adda fulisa xeerarkaas Dastuuriga ah\u201d ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">\n<\/div>\n<div align=\"left\"><\/div>\n<p dir=\"ltr\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shacabka si toos ah ugala hadlayay Warbaahunta Qaranka ayaa uga digay Dowladaha Jabuuti iyo Kenya inay farageliyaan go\u2019aamada ka soo baxaya Midowga Afrika. \u201cDowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika waxa ay horaanta todobaadkan ka wada hadleen sidii Midowga Afrika uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":437411,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444267","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444267"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444268,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444267\/revisions\/444268"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/437411"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}