{"id":444077,"date":"2021-04-20T08:56:57","date_gmt":"2021-04-20T08:56:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=444077"},"modified":"2021-04-20T09:15:42","modified_gmt":"2021-04-20T09:15:42","slug":"guddoomiye-ku-xigeenkii-amniga-siyaasadda-ee-degmada-dayniile-oo-qarax-argagixiso-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-ku-xigeenkii-amniga-siyaasadda-ee-degmada-dayniile-oo-qarax-argagixiso-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenkii  Siyaasadda ee degmada Dayniile oo qarax argagixiso lagu dilay."},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: 17.65pt;background: white;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Muqdisho(SONNA):-Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Siyaasadda ee degmada Dayniile ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax \u00a0miino dhulka lagu aasay oo lagula eegtay Xaafada Daarasalaam, sida uu Warbaahnita Qaranka u xaqiijiyey Maamulka Degmadda Dayniile ee gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.65pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Gudoomiyaha oo lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamed Maxamuud ayey dhagarqabayaasha Argagixisada qarax miino kula eegteen xaafada daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p style=\"line-height: 17.65pt;background: white;text-align: start;margin: 0in 0in 17.65pt 0in\"><span style=\"font-size: 10.0pt;font-family: 'Verdana','sans-serif';color: #222222\">Dhawaan ayey ahyd markii uu qarax noocan oo kale ah uu ka badbaaday xoghayaha Degmada Dayniile oo asagana lagula eegtay meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Degmada Dayniile.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Siyaasadda ee degmada Dayniile ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray qarax \u00a0miino dhulka lagu aasay oo lagula eegtay Xaafada Daarasalaam, sida uu Warbaahnita Qaranka u xaqiijiyey Maamulka Degmadda Dayniile ee gobolka Banaadir. Gudoomiyaha oo lagu magacaabi jiray Cabdi Maxamed Maxamuud ayey dhagarqabayaasha Argagixisada qarax miino kula eegteen xaafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":444078,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-444077","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=444077"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":444082,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/444077\/revisions\/444082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/444078"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=444077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=444077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=444077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}