{"id":443984,"date":"2021-04-19T10:44:00","date_gmt":"2021-04-19T10:44:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443984"},"modified":"2021-04-19T10:44:00","modified_gmt":"2021-04-19T10:44:00","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-cafis-u-fidiyay-maxaabiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-cafis-u-fidiyay-maxaabiis\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay Maxaabiis"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Puntland.<\/p>\n<p>Waxaa cafis guud loo fidiyey fadliga bisha barakeysan ee Ramaddan iyo xaalada caafimaad ee caabuqa Covid-19 awgeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa cafiskaan u cuskaday \u00a0Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadasiisa 11aad \u00a0iyo talo soo jeedinta Wasiirka Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan celinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Puntland. Waxaa cafis guud loo fidiyey fadliga bisha barakeysan ee Ramaddan iyo xaalada caafimaad ee caabuqa Covid-19 awgeed. Madaxweynaha ayaa cafiskaan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":443985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443984","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443986,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443984\/revisions\/443986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}