{"id":443964,"date":"2021-04-19T09:34:35","date_gmt":"2021-04-19T09:34:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443964"},"modified":"2021-04-19T10:02:07","modified_gmt":"2021-04-19T10:02:07","slug":"shir-looga-hadlayay-amniga-oo-lagu-qabtay-dhuusamareebsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-looga-hadlayay-amniga-oo-lagu-qabtay-dhuusamareebsawirro\/","title":{"rendered":"Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+&#8221;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka\u00a0 uu\u00a0 goob joog ka ahaa\u00a0 Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka Dhulka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xogga dalka ayaa diirada lagu saarayaa xaaladaha amni ee Dhuusamareeb iyo Deegaanada hoostaga, oo dhowr jeer ay weeraro ka geysteen Xubno ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Dhuusamareeb iyo Saraakiisha ayaa iska xog wareystay tallaabooyinka amni ee Ciidamadu qaadeen iyo Howlgallada muhiimka ah ee looga fadhiyo in Ciidamadu ay sameeyaan inta lagu gudajiro bisha Barakeeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha kulanka ka qeyb galay ayaa balan qaadeen inay dardar gelin doonaan howlgallada ka dhanka ah argagixisadad AL-Shabab,si looga saaro degaannada Gobolada Mudug iyo Galgaduud ay kaga sugan yihiin.<\/p>\n<p>Kulankan looga hadlayay Amniga degaannada Galmudug ee lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb waxaa uu kusoo aadayaa xilli Ciidamada dowladda maalmihii la soo dhaafay ay howlgallo ay degaano kula wareegeen ka sameeyeen degaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443966\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/askar555555-266x300.jpg\" alt=\"\" width=\"697\" height=\"847\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443965\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/askar-300x254.jpg\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"332\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443967\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/askar33333333-295x300.jpg\" alt=\"\" width=\"701\" height=\"318\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443968\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/asakar2222222-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"727\" height=\"274\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443969\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/taliye111111111111-300x263.jpg\" alt=\"\" width=\"748\" height=\"268\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443970\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/galmudug11111111-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"732\" height=\"510\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Kulanka\u00a0 uu\u00a0 goob joog ka ahaa\u00a0 Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka Dhulka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xogga dalka ayaa diirada lagu saarayaa xaaladaha amni ee Dhuusamareeb iyo Deegaanada hoostaga, oo dhowr jeer ay weeraro ka geysteen Xubno ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab. Maamulka Degmada Dhuusamareeb iyo Saraakiisha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":443976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443964"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443980,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443964\/revisions\/443980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}