{"id":443952,"date":"2021-04-19T08:21:40","date_gmt":"2021-04-19T08:21:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443952"},"modified":"2021-04-19T08:51:57","modified_gmt":"2021-04-19T08:51:57","slug":"roobab-ay-ku-qabawsadeen-dadka-iyo-duunyada-oo-ka-daay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-bakool-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/roobab-ay-ku-qabawsadeen-dadka-iyo-duunyada-oo-ka-daay-deegaanno-ka-tirsan-gobolka-bakool-sawirro\/","title":{"rendered":"Roobabkii Gu\u2019ga oo Dalka ka Curtay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Roobka Gu\u2019ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore Ka guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday iyo biyo la\u2019aan goobihii biyaha ay ka heli jireen awgeed taasoo saamaynteeda qofba meesha uu joogo ku dareemay.<\/p>\n<p>Roobabkii da\u2019ayey 24 saac ee lasoo dhaafay \u00a0ayaa jawiga wuxuu uu \u00a0bedelay jawi rajo geliyey dadki jiilaalka awgiis uga guuray deegaano badan oo hoos tago Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Deegaanada uu roobka ka da\u2019ayna waxa ka mid degmada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool , Degmada Tiyeeglow iyo deegaano kale oo dhul daaqsin ah ayaa laga soo sheegay roobka xalay da\u2019ay.<\/p>\n<p>Laba maalin ka hor ayaa waxaa deegaanadaas laga \u00a0tukaday salaad roob doon bulshadana waxa lafaray in ay iscafiyaan Allena u towbad keenaan hase ahaatee saaka jawiga waa uu ka gediisan yahay dadkii beeralayda ahaa oo ka shaki sanaa gu\u2019gan iyo xaalkiisa noqon doono ayaa saaka u dareeray beerahooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Roobka Gu\u2019ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore Ka guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday iyo biyo la\u2019aan goobihii biyaha ay ka heli jireen awgeed taasoo saamaynteeda qofba meesha uu joogo ku dareemay. Roobabkii da\u2019ayey 24 saac ee lasoo dhaafay \u00a0ayaa jawiga wuxuu uu \u00a0bedelay jawi rajo geliyey dadki jiilaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":443957,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443952","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443952"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443962,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443952\/revisions\/443962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}