{"id":443941,"date":"2021-04-19T07:48:56","date_gmt":"2021-04-19T07:48:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443941"},"modified":"2021-04-19T07:51:19","modified_gmt":"2021-04-19T07:51:19","slug":"carruur-ku-dhaawacantay-hoobiyaal-ay-soo-rideen-aragagixisada-al-shabaab-oo-muqdisho-lagu-daweeynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/carruur-ku-dhaawacantay-hoobiyaal-ay-soo-rideen-aragagixisada-al-shabaab-oo-muqdisho-lagu-daweeynayo\/","title":{"rendered":"Carruur ku dhaawacantay Hoobiyaal ay soo rideen  Argagixisada Al-shabaab oo Muqdisho lagu daweeynayo."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle ayaa sacadihii ugu danbeeyay la soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho si loogu dabiibo xaaladoodda caafimaad.<\/p>\n<p>Dhawacayada Carrurtaan oo tiradooda gaareyso 14 oo uu ku jiro Macalinkii Dusiga Qur\u2019aanka u dhigayay carruurtaasi aya hada lagu Daweeynayaa isbitaalka Xoogga Dalka,waxaana arintani ay muujineysaa ficillada cadawtinimadda ah ee argagixisadu\u00a0 ku \u00a0doonayaan in ay ku dhibateeyaan Shacabka<\/p>\n<p>Macalin Dugisga u dhigayay carurtaan oo la hadalay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in\u00a0 marka uu dhibku soo gaaray carruurtan ay si deg-deg ah\u00a0 ugu soo gurmadeen Ciidamada xoogga Dalka \u00a0ee ku sugan degmada Awdheegle oo daryeel caafimaad u fidiyay carurtan.<\/p>\n<p>Ficiladan foosha xun ayaa qeyb ka gumaadka an kala sooca lahayn ee cadawga argagixisada AL-Shabaab ku dhibateyaan dadka maatida ah ee\u00a0 waxba galabsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443946\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur33333-1-300x166.jpg\" alt=\"\" width=\"727\" height=\"401\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur33333-1-300x166.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur33333-1-768x425.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur33333-1-696x385.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 727px) 100vw, 727px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-443947\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur2-1-300x170.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"423\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur2-1-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur2-1-768x436.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur2-1-696x395.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/caruur2-1.jpg 1436w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur\u2019aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle ayaa sacadihii ugu danbeeyay la soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho si loogu dabiibo xaaladoodda caafimaad. Dhawacayada Carrurtaan oo tiradooda gaareyso 14 oo uu ku jiro Macalinkii Dusiga Qur\u2019aanka u dhigayay carruurtaasi aya hada lagu Daweeynayaa isbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":443948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443941","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443941","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443941"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443951,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443941\/revisions\/443951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}