{"id":443937,"date":"2021-04-19T07:01:48","date_gmt":"2021-04-19T07:01:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443937"},"modified":"2021-04-19T07:01:48","modified_gmt":"2021-04-19T07:01:48","slug":"wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-agab-caafimaad-ku-wareejisay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-xfs-oo-agab-caafimaad-ku-wareejisay-galmudug\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab Caafimaad ku wareejisay Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maamulka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa agab Caafimaad ku wareejisay maamulka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo xubno ka socday Guddigga Gurmadka ee la tacaalidda \u00a0covid 19<\/p>\n<p>Agabkaan Caafimaad oo ka kooban qalabka loo adeegsado neefsashada iyo kuwo kaLe,waxaa ku deeqay Shirkadda Hormuud Telecom,iyadoo ay fududeeyeen xaafiiska Raiisulwasaaraha Dalka<\/p>\n<p>Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr Mahad Caabi Ciise, Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cabdulaahi axmed Cali faad iyo Maxamed Cali Xirsi oo ka tirsan Gudigga ka hortagga covid 19 ayaa ka mahad celiyay Agabkaasi Caafimaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maamulka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa agab Caafimaad ku wareejisay maamulka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo xubno ka socday Guddigga Gurmadka ee la tacaalidda \u00a0covid 19 Agabkaan Caafimaad oo ka kooban qalabka loo adeegsado neefsashada iyo kuwo kaLe,waxaa ku deeqay Shirkadda Hormuud Telecom,iyadoo ay fududeeyeen xaafiiska Raiisulwasaaraha Dalka Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr Mahad Caabi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443937","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443939,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443937\/revisions\/443939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}