{"id":443853,"date":"2021-04-17T16:53:20","date_gmt":"2021-04-17T16:53:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443853"},"modified":"2021-04-17T17:06:21","modified_gmt":"2021-04-17T17:06:21","slug":"wasiirka-ganacsiga-oo-shir-guddoomiyay-kullan-looga-hadlayay-dhamaystirka-xog-kaydiyaha-ganacsiga-iyo-diiwaan-gelinta-hab-online-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-oo-shir-guddoomiyay-kullan-looga-hadlayay-dhamaystirka-xog-kaydiyaha-ganacsiga-iyo-diiwaan-gelinta-hab-online-ka\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayay dhamaystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo diiwaan gelinta hab online-ka oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda Ganacsiga kaa oo loogga hadlayay dar-dar-gelinta hawlaha shaqo gaar ahaan dhammeystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada shirkadaha Ganacsiga oo labadoodu ba maraaya heer gebo-gabo ah.<\/p>\n<p>Barnaamijka Xog-kaydiyaha Ganacsiga, ayaa ah Website lagu uruurinayo guud ahaan macluumaadka kala duwan ee la xidhiidha Ganacsiga kaasi oo ahmiyad weyn u leh dhaqaalaha dalka, fududeynta ganacsiga, iyo maal-gashiga. Waxaana muddooyinkii dambe la waday uruurinta xogaha la xidhiidha ganacsiga kuwaasi oo lagu kaydinayey Website ka si ganacstada iyo maal-gashadeyaasha kale ba ay u heli karaan xogaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Habka online-ka\u00a0 ee diiwaan-gelinta iyo bixinta laysimada Shirkadaha ganacsiga,ayaa isagu na ah Website ay ganacsatada iyo maal-gashadeyaashu qaab online ah uga soo dalban karaan laysimadooda Ganacsi taasi oo fududeynaysa Ganacsiga iyo maal-gashiga dalka maadaama iyada oo ganacsadahu uu joogo xafiiskiisa iyo meheraddiisa shaqo uu soo dalban karo inuu qaato laysinka Ganacsi ee uu doonayo.<\/p>\n<p>labadan hab ayaa qeyb ka ah dib-u-habaynta Ganacsiga dalka iyo sidii ganacsatada loogu fududeyn lahaa adeegyada ganacsi ee ay Wasaaraddu bixiso.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-443857\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-4.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-443858\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-5.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-443855\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/Ganacsi-2.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-443856\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/04\/ganacsi-3.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda Ganacsiga kaa oo loogga hadlayay dar-dar-gelinta hawlaha shaqo gaar ahaan dhammeystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo Habka Onlaynka ah ee diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada shirkadaha Ganacsiga oo labadoodu ba maraaya heer gebo-gabo ah. Barnaamijka Xog-kaydiyaha Ganacsiga, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":443857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443853","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443853"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443861,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443853\/revisions\/443861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}