{"id":443822,"date":"2021-04-17T10:59:55","date_gmt":"2021-04-17T10:59:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443822"},"modified":"2021-04-17T11:20:25","modified_gmt":"2021-04-17T11:20:25","slug":"443822-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/443822-2\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday xubin ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Siddeed Sano oo xabsi Ciidan ah ku ridday Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo Al-shabaab u qaabilsanaa Faafinta fikirka Gurracan ee Argagixisadda<\/p>\n<p>Dambiilahaan ayaa \u00a0loo haystaa in uu kamid ahaa maleeshiyadda Alshabaab oo uu kaga biiray Gal-gaduud Sanadii 2013,isagoo sidoo kale lagu eedeeyay in uu maleeshiyaadkaasi la wadaagi jiray dhaq-dhaqaaqyada Muqdisho iyo \u00a0wararka la xiriira Gobolka ee ay baahiyahaan idaacadaha ku yaal Caasimadda.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida,ayaa sheegay in xukunsanahaasi heysto muddo Sodon Cisha \u00a0\u00a0ah oo uu ku qaadan karo<\/p>\n<p>Rafcaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Siddeed Sano oo xabsi Ciidan ah ku ridday Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan oo Al-shabaab u qaabilsanaa Faafinta fikirka Gurracan ee Argagixisadda Dambiilahaan ayaa \u00a0loo haystaa in uu kamid ahaa maleeshiyadda Alshabaab oo uu kaga biiray Gal-gaduud Sanadii 2013,isagoo sidoo kale lagu eedeeyay in uu maleeshiyaadkaasi la wadaagi jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443822","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443822"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443822\/revisions\/443843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}