{"id":443816,"date":"2021-04-17T09:28:34","date_gmt":"2021-04-17T09:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443816"},"modified":"2021-04-17T09:28:34","modified_gmt":"2021-04-17T09:28:34","slug":"golaha-ammaanka-oo-ansixiyay-xabbad-joojin-laga-hirgeliyo-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-ammaanka-oo-ansixiyay-xabbad-joojin-laga-hirgeliyo-liibiya\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo ansixiyay xabbad joojin laga hirgeliyo Liibiya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, \u00a0ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, \u00a0isla markaana dalkaas loo direy 60 kormeere oo dusha kala socon doona \u00a0meel-marinta go\u2019aankan.<\/p>\n<p>Sidoo kale \u00a0dowladda \u00a0midnimada Qaran ee Liibya, ayaa loogu baaqay in ay qabato doorasho xor iyo xalaal ah isla markaana loo dhan yahay 24 bish December ee sanadkan.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka golaha ammaanka ay codka aqlabiyad ah ku meel mariyeen ayaa ka dambeeyay soo jeedinta xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay\u00a0 Antonio Guterres.<\/p>\n<p>Libya ayaa deganaansho la\u2019aan ku jirtay tan iyo 2011, \u00a0kolkaas oo xukunka\u00a0 xoog looga tuuray hogaamiyihii dalkaas Macamar Al Qaddafi.<\/p>\n<p>Dowladda Ruushka, \u00a0ayaa dalkeeda ka ceyrisay 10 diblomaasi oo Mareykan ah ka dib markii Washington cunaqabateyn dhaqaale ay ku soo rogtay Moscow, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda.<\/p>\n<p>Sergey Lavrov, wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, \u00a0ayaa sheegay in go\u2019aankan uu yahay mid ay kaga aargoosanayaan Mareykanka, isla markaana dhankooda xayiraado ku soo rogayaan shirkadaha waa weyn ee Mareykanka qaarkood.<\/p>\n<p>Mareykanka oo Ruushka ku eedeeyay in uu faragelin ku sameeyay doorashada Mareykanka ayaa cunaqabateyn saaray dalka Ruushka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, \u00a0ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, \u00a0isla markaana dalkaas loo direy 60 kormeere oo dusha kala socon doona \u00a0meel-marinta go\u2019aankan. Sidoo kale \u00a0dowladda \u00a0midnimada Qaran ee Liibya, ayaa loogu baaqay in ay qabato doorasho xor iyo xalaal ah isla markaana loo dhan yahay 24 bish December ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":40,"featured_media":420861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443816","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/40"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443818,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443816\/revisions\/443818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/420861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}