{"id":443787,"date":"2021-04-17T06:58:33","date_gmt":"2021-04-17T06:58:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443787"},"modified":"2021-04-17T09:17:07","modified_gmt":"2021-04-17T09:17:07","slug":"wasiirka-amniga-xfs-oo-ka-hadlay-arimo-ku-saabsan-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-xfs-oo-ka-hadlay-arimo-ku-saabsan-amniga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga XFS oo ka hadlay arimo ku saabsan nabadgelyada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqsisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Amniga XFS \u00a0Xasan Xundubeey oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xilligaan aan loo baahneyn dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka,isla markaana shacabka u horseeda burbur iyo barakac.<\/p>\n<p>Wasiirka,ayaa xusay In aysan jirin qorshe dagaal oo dowladda ay dooneyso in ay ku qaado cid gaar ah,isagoo intaa raaciyay in ay jiraan dad k ka shaqeynaya abaabul dagaal Iyo in ay kala furfuraan ciidaamada Qaranka,iyagoo adeegsanaya nidaam qabiil.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Xundubeey,waxa uu soo jeediyay in laga waantoobo falalkaasi oo aan dhibaato loo abuurin shacabka nabdoon,isla markaana la ilaaliyo sharciga iyo amniga guud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqsisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Amniga XFS \u00a0Xasan Xundubeey oo shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xilligaan aan loo baahneyn dagaal sokeeye oo ka dhaca dalka,isla markaana shacabka u horseeda burbur iyo barakac. Wasiirka,ayaa xusay In aysan jirin qorshe dagaal oo dowladda ay dooneyso in ay ku qaado cid gaar ah,isagoo intaa raaciyay in ay jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443787","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443787"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443811,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443787\/revisions\/443811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}