{"id":443741,"date":"2021-04-16T10:24:02","date_gmt":"2021-04-16T10:24:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=443741"},"modified":"2021-04-16T12:48:15","modified_gmt":"2021-04-16T12:48:15","slug":"xuddur-oo-maanta-lagu-dukaday-salaadda-roob-doonka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xuddur-oo-maanta-lagu-dukaday-salaadda-roob-doonka\/","title":{"rendered":"Bulshada Xuddur oo maanta u dareeray dukashada salaad roob-doon ah.."},"content":{"rendered":"<p>Boqolaal shacabka ah oo ku dhaqan magaalada xuddur ayaa maanta isugu soo baxay dukashada salaadda Roob-doonka oo Alle looga baryaayey in uu ka saaro biyo la\u2019aanta iyo dhibaatooyinka kale ee jira.<\/p>\n<p>Dukashada ka dib , waxaa bulshada kala duwan ee soo xaadirtay la faray in ay iscafiyaan Allena u towbad keenaan, isla markaana ay quudiyaan masaakiinta.<\/p>\n<p>bulshada gobolka bakool intooda badan waa beeraleey iyo xoola dhaqato,sidaa daraadeed waxay xilligaan wajahayaan kuleyl iyo biyo la&#8217;aan taasoo sabab u ah isusoo baxa lagu oogay salaada roob doonta ee maantta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqolaal shacabka ah oo ku dhaqan magaalada xuddur ayaa maanta isugu soo baxay dukashada salaadda Roob-doonka oo Alle looga baryaayey in uu ka saaro biyo la\u2019aanta iyo dhibaatooyinka kale ee jira. Dukashada ka dib , waxaa bulshada kala duwan ee soo xaadirtay la faray in ay iscafiyaan Allena u towbad keenaan, isla markaana ay quudiyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":443742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-443741","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=443741"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":443753,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/443741\/revisions\/443753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/443742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=443741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=443741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=443741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}